Ducooyinka hurdada

wuxuu kulminayaa labadiisa baabacood, kadib wuu ku tufayaa isagoo akhriyaya suuradahan. wuxuuna ku masaxayaa jidhkiisa inta uu awoodo, wuxuuna kaga bilaabayaa madaxiisa, wajigiisa iyo wixii kusoo aada jidhkiisa. ( saddex jeer).

lama qorin

lama qorin

{bismika rabbii wa dactu janbii, wa bika arfacuhu, in amsakta nafsii farxam- haa, wa in arsaltahaa faxfad-haa bimaa taxfadu bihi cibaadakassaalixiina}.< magacaaga ayaan rabigaygow ku dhigay dhinacayga, adiga sababtaadana ayaan ku soo dallacayaa dhinacayga, haddii aad qabatid naftayda u naxariiso, haddii aad daysana dhawr (xifdi) waxa aad ku dhawrto adoomahaaga wan-wanaagsan >.

{ allaahumma innaka khalaqta nafsii wa anta tawaffaahaa, laka mamaatuhaa wa maxyaahaa, in axyeytahaa faxfad-haa, wa in amattahaa faqfil lahaa, allaa-humma innii as-aluka alcaafiyata}.< allow adigaa abuuray naftayda adigaana oofsanaya, waxaa kuu sugan geerideeda iyo nolasheeda, haddii aad noolayso xifdi, haddii aad oofsatana (disho) u dambi dhaaf, allow waxaan ku waydiisanayaa caafimaadqab <> .

{allaahumma qinii cadaabaka yawma tabcathu cibaadaka}.< allow iga ilaali cadaabkaaga maalinta aad soo saarayso adoomahaaga >.

{bismika allaahumma amuutu wa axyaa}.<> magacaaga ayaan allow ku dhimanayaa kuna noolaanayaa>>

{subxaanallaahi,(soddon iyo sad-dex jeer) walxamdu lillaahi, (soddon iyo saddex jeer)wallaahu akbaru(soddon iyo (afar jeer)}.<> ilaahay ayaa ka hufan xumaan iyo ceeba, mahadna waxaa iska leh ilaahay, ilaahay baana weyn>>.

{allaahumma rabbassamaawaa-tissabci wa rabbal-ardi, wa rabba alcarshi alcadiimi, rabbanaa wa rabba kulli shayin faaliqal xabbi wannawaa, wa munzila tawraati wal-injiili walfurqaani, acuudu bika min sharri kulli shay-in anta aakhidun bi naasiyatihi, allaahumma an-tal-awwalu falaysa qablaka shay-un, wa antal aakhiru falaysa bacdaka shay-un, wa anta thaahiru falaysa fawqaka shay-un,wa antal baadinu falaysa duunaka shay-un, iqdi cannaa addayna wa aqni-naa minal faqri}.< allow rabigii todobada cir rabbigooda ahaayow, rabigii dhulkana ahaayow, carshiga wayn rabigiisana ahaayow, rabiganaga iyo rabiga waxkasta ahaayow, kala faliiqaha iniinta iyo laf-timireedkow, allihii soo dajiyay tawraat iyo injiil iyo furqaanow, waxaan kaa magan galayaa wax walba sharkiis kaasood adigu haysid foodiisa(hogaankiisa). Allow adigu waxaad tahay ugu horeeye, mana jiro wax kaa horeeya, waxaadna tahay ugu dambeeye lagaamana dambeeyo, adiguna waxaad tahay ugu sarreeye, wax kaa koreeyaana majiro,adiguna waxaad tahay qarsoone ka qarsoon adoomihiisa,wax kaa sokeeyaana majiro,allow naga gud daynka (qaanka) nagana qaniyeel saboolnimada>>.

{Alxamudu lillaahi alladii adca-manaa wa saqaanaa, wa kafaanaa, wa aawaanaa, fa kam mimman laa kaafiya lahu wa laa mu>wiya}.< mahad waxaa leh allihii na quudiyay nana waraabiyay, nagana deeqay, nana hoysiiyey, imisaa kamid ah kuwo aan haysan wax kaafiya ama hoy sii > .

{Allahumma caalimal qaybi washa-haadati faadirassamaawaati wal ardi, rabba kulli shay-in wa maliikahu, ash-hadu an laa ilaaha illaa anta, acuudu bika min sharri nafsii, wa min sharri shaydani wa shirkihi, wa an aqtarifa calaa nafsii suu-an aw ajurrahu ilaa muslimin)).“allow allihii waxa maqan iyo waxa joogaba(la arko) ogaayow, cirka iyo dhulkana rabbigii abuurayow, rabbigii shaykasta lahaayow, waxaan qirayaa in uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga mooyee, waxaan kaaga magan galayaa sharka naftayda, iyo sharka shaydaanka iyo shirkigiisa ama dabinkiisa, waxaan kaloo kaa magan galayaa in aan naftayda xumaan u soo jiido, ama qof muslin ah u soo jiido xumaan.

{ Wuxuu akhrinayaa (( alif laa miim) suuratu sajdah iyo suuratu tabaarak)).

{allaahumma aslamtu nafsii ilayka, wa fawadtu amrii ilayka, wa wajahtu wajhii ilayka wa aljatu dahrii ilayka raq-batan wa rahbatan ilayka laa malja wa-laa manjaa minka illaa ilayka, aamantu bikitaabika alladii anzalta wa birasuulika alladii arsalta}.< allow anigu naftayda ayaan kuu dhiibay, arinkaygana adaan kuu tiiriyey, wajigaygana waan ku soo qaabilsiiyay, dhabarkaygana xagaagaan u magan galiya, jecayl(doonid), iyo cabsi darteed, majiraan meel lagu gabado ama lagu magan galo, iyo meel lagu badbaado, adiga xagaaga mooyaane, waxaan rumeeyey kitaabkaaga aad soo dajiyey, iyo nabigaaga aad soo dirtay».

API