Ducada daganuhu ugu duceeyo socotada (musaafirka)

{ astawdicullaaha diinaka, wa amaanataka, wa khawaatiima camalika }.<> waxaan ilaahay kaaga dalbayaa am-maangalin diintaada iyo amaanadaada iyo khaatumada camalkaaga>> .

{ sawwadakallaahu attaqwaa, wa qafara danbaka, wa yassara laka al-khayra xaythu maa kunta}.< ilaahay sahay ha kaaga yeelo cabsidiisa, hana kuu kordhiyo taqwo (cabsi) dambigaagana ha dhaafo, hana kuu sahlo khayrka meel aad joogtaba>> .

API