Ducada qofka uu ku dhaco shaki xagga iimaanka dhexdiisa ah

((Shaydaanka ayuu iska naari)).- (( wuxuu ka hari (reebtoomi) wixii uu ka shakiyay)).

(Wuxuuna dhihi:{aamantu billaahi wa rasulihi}< waxaan rumeeyey ilaahay iyo rusushiisa >

135- wuxuu akhriyi qawlka ilaahay: {hu-wal awwalu wal-aakhiru waddaahiru wal-baadinu wa huwa bikulli shay-in caliim}.<> alle waa ka ugu horeeya, waana ka ugu dambeeya, waana ka ugu adag ama og wax walba oo muuqda, waana ka ugu qarsoon ama og wax walba oo qarsoon, allena wax walba kii u cilmi badan weeye>> .

API