Ducada ninka guursada iyo gada-shada waxa la rarto.

{allahumma innii as-aluka khayra-haa, wa khayra maa jabaltahaa calayhi, wa acuudu bika min sharrihaa wa sharri maa jabaltahaa calayhi}< Haddii uu guursado midkiin haweenay, amase soo iibsado adeege, ha yiraahdo: {allow waxaan anigu ku waydiisanayaa khayrkeeda iyo khayrka aad ku abuurtay, waxaana kaa magangalayaa sharkeeda iyo sharka aad ku abuurtay.} haddii uu soo iibsado ritti (awr) ha qabto meesha ugu saraysa kuruskiisa hana dhaho sidii oo kale> .

API