Ducada salaada istikhaarada (kala doorasha-da laba arimood midii roon)

Wuxuu yiri jaabir ibnu cabdil-laah alle ha ka raali ahaadee isaga iyo aabihiiba: wuxuu ahaa rasuulku s.c.w kii nabara istikhaarada(kala doorashada laba arimood midii roon) arimaha oo dhan sida uu noo baro suurada quraan-ka, wuxuu dhihijiray: haddii uu damco midkiin arinta, ha tukado labo rakcadood oo faral ahayn (suno ah) kadibna ha )82(yiraahdo:{allaahumma inni astakhiiruka bi cilmika wa astaqdiruka bi qudratika wa as-aluka min fadlika fa innaka taqdiru walaa aqdiru, wa taclamu walaa aclamu wa anta callaamul quyuub, allaahumma in kunta taclamu anna haadal-amra(wuu magacaabayaa baahidiisa) khayrun lii fii diinii wa macaashii wa caaqibati amrii faqdurhu lii wa yassirhu lii, thumma baariklii fiihi, wa inkunta taclamu anna haadal-amra sharrun lii fii diinii wa dun-yaaya wa macaashii wa caaqibati amrii fasrifhu cannii wasrifnii canhu, waqdur liyal-khayra xaythu kaana, thumma ardi-nii bihi}“allaw ii door laba arimood middii roon,anigoo kugu waydiisanaya cilmigaaga iyo awoodaada darteed, waxaana ku weydiisanayaa fadligaag )(a,(dheeraadkaaga) waayo, adigu allow waad kartaa mana karo, waad ogtahayna ,mana ogi waxaadna tahay ogaanshe-badane wixii maqan oo dhan,(qaybabka) allow haddii aad ogtahay in arinkani(wuu magacaabayaa baahidiisa) khayr u yahay diintayda,nolashayda iyo cidhib dembeedka arinkayga, ( ama wuxuu dhahayaa: arinkayga kiisa dagdaga ah iyo kiisa dambeeya) allow ii qadar iina fududee, haddaadse allow ogtahay in arinkani shar u yahay diintayda iyo nolashayda iyo waliba cirib dambeedka arinkayga allow iga weeci, anigana iga jeedi, iina qadar khayrku meesha uu yahay , kadibna igu raali gali.( ma qoomamoodo qof istikhaarooday khaaliqa, lana tashaday kuwa la abuuray ee muminiinta ah, kadibna arintiisa ka )(fiirsaday, ilaahay subxaanahu wuxuu yiri: ((kala tasho asxaabtaada arinka, marka aad go>aansatana ilaahay tala saaro)). {al-xamdu lillah waxdahu wassalaatu wassalaamu calaa man laa nabiyya bacdahu}.“mahad ilaahbay u sugnaatay kaligiis, naxariis iyo nabadgalyana ha ahaato nabiga uusan nabi ka dambayn

API