weynaynta Alle, iyo nasahitaankiisa oo la badiyo inta socodka safarka lagu gudo jiro

<> wuxuu yiri jaabir alle ha ka raali ahaadee: { waxaan ahayn marka aan kor fuulno kuwii yiraahda (allaahu akbar), haddii aan hoos u dagnana waxaan ahayn kuwii yiraahda (subxaanallaah) <> .

API