Allaahu akbar oo la dhaho marka la tuurayo dhagaxa walba (jamaraat).

{ wuxuu dhahayaa (allaahu akbar) markasta oo uu ku tuuro quruuraxa(dhagaxa) jamaraatka sad-dexda ah, kadibna horay ayuu u soconayaa,wuuna istaagayaa isagoo ducaynaya una jeeda qiblada, kadib gac-mahana kor u dalacaya, jamrada hore iyo ta labaadba. Laakiin jamratul-caqaba(ta (weyn) wuu tuurayaa mana ducaynayo, wuxuuna leeyahay marka uu tuurayo dhagax kasta allaahu akbar, kadibna wuu tagayaa, mana istaagayo agteeda}.

API