Ducada kurbada (dhibaatada

{laa ilaaha illallaahu al-cadiimul-xaliim, laa ilaaha illallaahu rabbul carshil cadiim, laa ilaaha illallaahu rabbus-samaawaati wa rabbul-ardi wa rabbul-carshil-kariim}“ilaah xaq lagu caabudo majiro, ilaaha weyn ee dulqaadka badan mooyee, ilaah xaq lagu caabudo majiro, ilaaha carshiga weyn leh mooyee, ilaah xaq lagu caabudo majiro, ilaaha cirarka iyo dhulka iyo carshiga wanaagsan rabigooda ah mooyee.

{allahumma raxmataka arjuu falaa takilnii ilaa nafsii darfata caynin, wa aslix lii sha>nii kullahu, laa ilaaha illaa anta}<> allow naxariistaada ayaan rajaynayaa, ee ha igu dayn naftayda il-biriqsi, iina hagaaji arinkayga dhamaantiis, ilaah majiro xaq lagu caabudo adiga mooyee>>.

{laa ilaaha illaa anta subxaanaka innii kuntu minddaalimiin}“ilaah xaq lagu caabudo majiroadiga mooyee, waxaanad ka hufantahay xumaan, anigu waxaan kamid ahaa kuwa daalimiinta(dambiilayaasha) ah (ee ii dambi dhaaf) .

{allaahu,allaahu rabbii, laa ushriku bihi shay-an}<> ilaahay ayaa ah rabigay,lamana wadaajinayo ilaahay waxna>>.

API