Waxa ilaahay kaaga ilaalinayo (fit-nada) masiixi-dajaal.(dajaal cawar)

{qofkii xafida toban aayadood oo kamida billowga suurada alkahfi , waa laga ilaaliyay dajjaal cawar fidnadiisa}.Waxaa kaloo kaa ilaalinaya dajaal cawarka U magan-galka aad uga magan gasho ilaahay fidnadiisa salaad kasta ataxiyaatkeeda danbe.

API