Ducada marka la dhameysto waysada

{ash-hadu an laa ilaaha illalaahu, waxdahu laa shariika lahu, wa ash-hadu anna muxamadan cabduhu wa rasuuluhu …} “waxaan qirayaa inuusan jirin ilaah xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, cid wax la wadaagtana majirto, waxaan qirayaa oo kale in nabi muxammad s.c.w yahay adoonkiisa iyo ergaygiisa. } .

{ allaahummajcalnii minattawaabiina ِ)). wajcalnii minal mutadahiriina} <> allow iga yeel kuwa toobad keenka badan, igana dhig kuwa isdaahiriya

subxaanakallaahumma wa bixam-dika, ash-hadu an laa ilaaha illaa anta astaqfiruka wa atuubu ilayka }.<> allow adigaa ka huffan xumaan mahadna leh, waxaan qirayaana )31(inuusan jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga mooyee, dambi dhaaf ayaan ku weydiisanayaa waana kuu toobad keenayaa>>.

API