Atixyaadka

{attaxiyaatu assalawaatu, wadday-ibaatu, assalaamu calayka ayyuhannabi-yu, wa raxmatullaahi wabarakaatuhu, assalaamu calaynaa wa calaa cibaadil- )61(laahissaalixiina. Ash-hadu an laa ilaaha illalaahu wa ash-hadu anna muxammad-an cabduhu wa rasuuluhu}. «salaamo, salaado (naxariiso) iyo wanaagyo ilaahay ayey u sugnaadeen, nabad galyo korkaaga ha ahaato nabiyahowni, naxariistii ilaahay iyo barakooyinkiisa, ha ahaadeen korkaaga.salaan korkanaga ha ahaato iyo korka adoomaha ilaahay ee wanaagsan, waxaan qirayaa in uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo, ilaahay mooyee, waxaan kaloo qirayaa in muxammadna yahay adoonkiisa iyo ergaygiisa (rasuulkiisa s.c.w) «.

API