Ducada maalinta carafo.
{Duco waxaa ugu khayr badan ducada maalinta carafo, waxa ugu khayr badan een dhahay aniga iyo anbiyadii iga horaysayba{ laa ilaaha illallaahu wax-dahu laa shariika lahu, lahul-mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in
qadiirun }.< ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, kaligii, ma laha wadaage wax la wadaaga, wuxuu leeyahay boqornimada, wuxuuna leeyahay mahadda, wax walbana wuu karaa >.