Ducada martidu ku dhahayso ninka soorya.

{allaahumma baarik lahum fiimaa rasaqtahum, waqfir lahum warxamhum}“allow u barakee waxa aad ku irsaaqday, una dambi dhaaf una naxariiso.

API