Ducada afurka{marka la af-furayo}.

{dahaba addamau wabtallatilcuru-uqu, wa thabatal ajru in shaa allaah}.“oonkii wuu tagay, xididadiina wey qoyeen, ajirkiina wuu sugnaaday inshaa alaah

{ allahumma innii as-aluka birax-matika allatii wa sicat kulla shay-in an taqfira lii)).< allow anigu waxaan kugu waydiisanayaa naxariistaada, taasoo deeqday wax kasta, inaad ii dambi dhaafto > .

API