Waxa uu dhahayo si uu u celiyo dhagarta macangaga shayaadiinta.

{acuudu bikalimaatillaahi taammaati allatii laa yujaawizuhunna barrun walaa faajirun min sharri maa khalaqa, wa bara-a, wa dara-a, wa min sharri maa yanzilu minassamaai, wa min sharri maa yacruju fiihaa, wa min sharri maa dara-a fil ardi, wa min sharri maa yakhruju minhaa, wa min sharri fitanillayli wannahaari, wa min sharri kulli daariqin illaa daariqan yadruqu bikhayrin yaa raxmaanu}.<> Waxaan u magan galayaa kalmadaha ilaahay ee dhamayska tiran, kuwaasoo uusan dhaafi Karin muslin iyo gaal toona, ama taqi iyo caasi, waxa uu uumay sharkiis, ee uu abuuray, iyo sharka wax kastoo daga samada, iyo sharka waxa fuula samada, iyo sharka waxa uu ku abuuray dhulka, iyo sharka waxa ka soo baxa dhulka, iyo sharka fitanta habeenkii iyo dharaartii, iyo sharka wax kastoo soo garaaca xiliga habeenkii, ku khayr wado mooyee allihii naxariista guud naxariisanayow <>.

API