Waxa uu dhahayo qofka ay u ti-maado arin uu ku farxo ama uu nacayo

{ wuxuu dhihi jiray rasuulku s.c.w haddii uu u yimaado war uu ku farxo:{alxamdu lillaahi alladii binicmatihi tatimmu assaalixaatu}“mahadda waxaa leh allihii nicmadiisa wanaagyadu ku taaamnoqonayeen.haddii uu u yimaado warka uu nacayo wuxuu dhihijiray:{al-xamdu lillaah calaa kulli xaalin} “waa maahad ilaahaay si kastaba.

API