Waxa lagu dhaho gaalku haddii uu hindhiso oo uu yiraahdo alxamdu lillaah

{haddii uu hindhiso gaalku oo uu dhaho alxamdu lillaahi, ku dhe:{yahdiikumullaahu wa yuslixu baala- (kum}u fiirso gaalka lama dhihin {yarxamukallaahu}{alle ha kuu naxariisto}.waayo gaalku naxariista ilaahay wuu ka fogyahay.

API