Waxa uu dhahayo muslimku haddii uu amaanayo muslimka

{ {axsibu fulaanan wallaahu xasi-ibuhu, walaa uzakkii calallaahi axadaa} .Wuxuu yiri rasuulku s.c.w: < haddii uu midkiin ammaanayo saaxiibkii laba-gooraba, ha yiraahdo: waxaan u malaynayaa hebal, ilaahaybaana i oge, mana u ammaanayo(taskiyaynayo) ilaahay qofna, waxaan u malaynayaa sidaa iyo sidaa}.

API