Ducada qofka maqla dhawaaqa diiqa iyo cida dameerka

wuxuu yiri s.c.w:{haddii aad maqa-shaan dhawaaqa diiqaqa, ilaahay waydiista fadligiisa,(dheeraadkiisa) waxay arkeen malag. Haddii aad maqa-shaan cida(dhawaaqa)dameerka ilaah ka magangala(oo shaydaanka iska naara), wuxuu arkay (dameerku) shaydaane}.

API