Ducada safarka

{allaahu akbar, allaahu akbar, al-laahu akbar, «subxaanalladii sakhkhara lanaa haadaa wamaa kunnaa lahuu muqriniin wa innaa ilaa rabbinaa la mun-qalibuun}{allaahumma innaa nas-aluka fii safarinaa haadaa al-birra wa taqwaa, wa minal camali maa tardaa, allaahumma hawwin calaynaa safaranaa haadaa, wadwi cannaa bucdahu, allaahumma anta saaxibu fissafri, wal khaliifatu fil- ahli,allaahumma innii acuudu bika min wacthaa-issafari, wa ka-aabatil mandari, wa suu-il munqalabi fil-maali wal-ahli}« Eebaa weyn, eebaa weyn, eebaa weyn, { waxaa nasahan eebaha noosahley kan,mana nihin kuwo kara leyligiisa) anaguna xagga eebahanno yaannu ayaan u gadoomaynaa.) Allow waxaan ku waydiisanaynaa socdaalkayagan, wanaag iyo taqwo (cabsi) iyo camal aad raali ka tahay, allow noo dhib-yaree safarkanagan, fogaanshihiisana,noo soo duub, allow adigaa ah saaxiibka safarka, iyo ka aan ku dhawrayno ehelka, allow waxaan kaa magan galayaa rafaadka safarka, iyo muuqaal xumo, iyo gadoon xumo xoolihii iyo reerkii» marka uu soo laabto wuxuu dhihi: waan soo laabanay annagoo toobadkeen ah, caabudaynana ilaahay, rabigayagana mahadinayno>> .

API