Waxa uu yeelayo qofku haddii uu arko riyo xun

{wuxuu u tufayaa saddex jeer dhi-naciisa bidix, ((kadibna shaydaanka ayuu iska naari)) (saddex jeer).{Qofna ugama sheekaynayo riyadiisa}.(( kadib wuxuu isku rogi dhinicii uu u jiifay mooyee dhinaca kale)).

{haddii uu doono ha istaago oo ha tukado}.

API