Waxa uu dhahayo markuu qalayo ama gawracayo.

bismillaah, wallaahu akbar, allaahumma minka wa laka, allaahumma taqabbal minnii}.< magaca Eebe ayaan ku gawracayaa, ilaahaybaa weyn, allow (neefkani) adiga xaggaa ayuu ka yimid adigaana leh, allow iga aqbal > .

API