Ducada caruurta lagaga dhawro shay-daanka.

{ wuxuu ahaa rasuulku s.c.w kii uga naara shaydaanka xassan iyo xusseen alle ha karaali ahaadee (( uciidukumaa bikalimaatillaah attaammati min kulli shaydaanin wa haammah, wa min kulli caynin laammah}.“waxaan idinkugu magangalinayaa kalmadaha ilaahay ee dhamayskatiran shaydaankasta iyo halaq iyo qarjaajuf walba, iyo il kasta oo wax dhabata (ilaysa).

API