Ducada saqiirka marka lagu tu-kanayo.

{ allahumma acidhu min cadaabil-qabri} haddii uu dhaho: { allahumma ijcalhu faradan wa dukhran liwaalidayhi, wa shafiican mujaaban. Allahumma thaqqil bihi miizaanahumaa, wa acdim bihi ujuurahumaa, wa alxiqhu bisaa-lixil-mu,miniina, wajcalhu fii kafaalatil ibraahiima, wa qihi biraxmatika cadabl-jaxiim, wa abdilhu daaran khayran min daarihi, wa ahlan khayran min ahlihi, allahummaqfir li aslaafinaa, wa afraadi-naa, wa man sabaqanaa bil-iimaani} way fiicantahay.<>allow ka badbaadi cadaabka qabriga>> <> allow uga yeel (saqiirkan) hormare iyo kayd waalidkiis, kana dhig ergeeye la ajiibo ergadiisa, allow ku cuslaysii miisaankooda, kuna waynaysii ajirkooda, haleelsiina mu-miniinta wanaagsan, kana yeel kafaalada ibraahiim, kaga ilaalina naxariistaada cadaabka jaxiimo, uguna badal daar ka wanaagsan daartiisa, iyo ehel ka khayr badan ehelkiisa, allow u dambi dhaaf dadkanagii naga horeeyey, iyo saqiiradanadii, iyo qof kastoo iimaanka nooga horeeyey>> .

{ allahumma ijcalhu lanaa faradan , wa salafan, wa ajraa}.<> allow nooga yeel hormare(mid noo saqiiray) oo naga hormara, iyo ajir>> .

API