Ducada ka soo toosidda rukuucda.

{samicallaahu liman xamidahu} “ilaahay wuu maqlay qofkii mahadiyay.

{rabbanaa walakal xamd xamdan kathiiran dayyiban mubaarakan fiihi}“rabbiganagow waxaa kuu sugan mahad badan oo wanaagsanoo barakaysan.

(mil asamaawaati, wa mil al ardi,wa mil a maa shi-ta min shay-in bacd ahla thanaai wal majdi, {axaqqu maa qaalalal-cabdu wa kullunaa laka cabdu,{allaahumma)laa maanica li-maa acdayta, walaa mucdiya limaa manacta,walaa yanfacu dal jaddi mink-aljaddu}“allow waxaan ku mahadinayaa in dhan muga cirarka iyo dhulka, iyo waxa u dhaxeeya iyo muga waxaad doonto kadib , waxaad tahay ehelka ammaanta iyo sharfta ,waana waxa ugu xaqsan ee uu yiraahdo adoonku, gidigano waxaan )54(kuu nahay adoomo, allow lama diidi karo wixii aad bixisso, lamana bixin karo wixii aad diido, mana anfacayso ka deeqda lihi deeqdiisu agtaada.

API