Ducada galida Suuqa

{laa ilaaha illallaahu waxdahu, laaa shariika lahu lahulmulku wa lahulxamdu yuxyii wa yumiitu wa huwa calaa kulli shay-in qadiir}“ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay mooyee, kaligii malahana cid wax la wadaagta, wuxuu leeyahay boqornimo wuxuuna leeyaahay mahadda, isagaa wax nooleeya, isagaanaa wax dila, wuuna noolyahay nolal daaim ah, mana dhinto, gacantiisa ayuu khayrku ku sugan yahay, wax kastana wuu karaa.

API