Sidii uu nabigu s.c.w u tasbiixsan jiray.

Waxaa laga wariyey c/laahi ibnu camar r.c inuu yidhi:{waxaan arkay nabiga s.c.w oo gaccantiisa midig ku tasbiixsanaya}.

API