Waxa uu dhahayo qofka ka dareema xanuun jidhkiisa.

{Saar gacantaada meesha ku xanuunaysa kadibna dheh:{bismillaah, saddex jeer, dhehne tadoba jeer: acuudu billaahi wa qudratihi min sharri maa ajidu wa u xaadiru}.“magaca ilaahay. waxaan uga magan galayaa ilaahay, iyo awoodiisa waxa aan helayo (i haya) sharkiisa iyo waxa aan ka digtoonahayba>> .

API