Sida uu u odhanayo muxrimku talbiyada xajka ama cumrada

{labbaykallaahumma labbayka, lab-bayka laa shariika laka labbayka innal xamda wannicmata, laka wal-mulka, laa shariika laka}.«allow waa i kan anigoo ku ajiibay, cid wax kula wadaagta malihid, waana ku ajiibay, mahadda iyo nicmada iyo bo-qornimaduba adigay kuu sugnaadeen, cid wax kula wadaagtana majiraan» .

API