Ducada walwalka iyo walbahaarka

{allahumma innii cabduka bnu cabdika bnu amatika naasiyatii biyadika cadlun fiyya qadaauka maadin fiyya xukmuka, as-aluka bikullismin huwa laka sammaytahu bihi nafsaka aw anzaltahu fii kitaabika aw callamtahu axadan min khalqika aw istatharta bihi fii calmil-qaybi cindaka antajcala alquraana rabiica qal-bii wa nuura sadrii wa jalaa-a xuznii wa dahaaba hammii}< allow anigu waxaan ahay adoonkaaga, iyo wiilkii adoonkaaga, iyo wiilkii adoontaada, foodaydu(hogaagkaygu) waxay ku sugantahay gacantaada, xukunkaagu wuu igu socdaa qadahaaguna(waxa aad ii qadarto) waa cadaalad dhexdayda, waxaan kugu weydiisanayaa magac kasta ood leedahay, kaas ood u bixisay naftaada amase aad kusoo dajisay kitaabkaaga dhexdiisa, amase aad bartay qof kamid ah uunkaaga amase aad ku gaar yeeshay agtaada cilmiqaybka dhexdiisa, in aad ka yeesho quraanka weyn qaboojiyaha qalbigayga, iyo nuurka laabtayda, iyo faydaha walbahaarkayga, iyo tagsiiyaha murugadayda ama walwalkayga.

{allahumma innii acuudu bika minal-hammi wal xuzni, walcajzi walkasali, wal-bukhli wal-jubni wa dalciddayni wa qalabatirrijaali}“ allow waxaan kaa magan galayaa walwal iyo walbahaar, caajisnimo iyo culays, bakhaylnimo iyo fulaynimo, iyo kulug lahaansho dayn iyo raynta raga.

API