Ducada galida tuulada ama magaala-da

{allahumma rabbassamaawaati sabci wamaa adlalna, wa rabbal-ardiina wamaa aqlalna, wa rabbashayaadiini wamaa adlalna, wa rabba riyaaxi wa maa darayna. As-aluka khayra haadihi al-qaryati wa khayra ahlihaa, wa khayra maa fiihaa, wa acuudu bika min shar-rihaa, wa sharri ahlihaa, wa sharri maa fiihaa}< allow rabbigii todobada cirar iyo waxay hadheeyeen rabigooda ahaayow, todobada dhulna iyo waxa ay sidaan rabigooda ahaayow, shayaadiinta iyo waxa ay duufsadeen (lumiyeen) rabigooda ahaayow, dabaylahana iyo waxa ay kiciyeen rabigooda ahaayow, waxaan ku waydiisanayaa khayrka tuuladan iyo khayrka ehelkeeda, iyo khayrka ku dhex sugan. Waxaana kaa magan galayaa sharkeeda iyo sharka ehelkeeda iyo sharka ku dhex sugan >.

API