Ducada marka laga soo noqdo safarka

{ wuxuu dhahayaa dalcad kasta al-laahu akbar saddex jeer, kadibna wuxuu dhihi:{ laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku wa lahul-xam-du wa huwa calaa kulli shay-in qadii-run, aayibuuna taa-ibuuna caabiduuna lirabbinaa xaamiduuna, sadaqallaahu wacdahu, wa nasara cabdahu, wa hasa-mal-axsaaba waxdahu}.< ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, kaligii, malaha shariik (wadaage) wuxuu leeyahay boqornimada, wuxuuna leeyahay mahadda, wax walbana wuu karaa, waan soo laabanay annagoo toobadkeen ah, caabudaynana ilaahay, rabigayagana mahadinayna, ilaahay wuu rumeeyey ballankiisii, adoonkiisana wuu u gargaaray, gaashaan-buurtiina wuu jabiyey>> .

API