Ducada tacsiyada.

{inna lillaahi maa akhada wa lahu maa acdaa, wa kullu shay-in cindahu bi-ajalin musammaa faltasbir wal taxtasib}. Haddii uu dhaho:{acdamallaahu ajraka wa axsana cazaa-aka, wa qafara limayyitika}. Way fiicantahay.“ilaahaybaa leh waxa uu qaatay iyo waxa uu bixiyey, wax kastana agtiisa waqti magacaaban ayuu leeyahay, ee samir,oo xisaabso (ajirka musiibadan).“ilaahay ha weyneeyo ajirkaaga, hana wanaajiyo samirkaaga, hana u dami dhaafo qofkan kaa dhintay .

API