Ku salliga nabiga s.c.w ataxiyaatka kadib

{allaahumma salli calaa muxamma-din wa calaa aali, kamaa sallayta calaa ibraahiima wa calaa aali ibraahiima, in-naka xamiidun majiid}.«allow u naxariiso muxammad, iyo reer muxammad, sidaad ugu naxariisatay ibraahiim, iyo reer ibraahiim, adigu waxaad tahay(allow) mahad badane sharafbadan».

( allaahumma salli cala muxammadin wa calaa azwaajihi a durriyatihi, kamaa )(sallayta calaa aali ibraahiima, wa baarik calaa muxammadin wa calaa azwaajihi wa durriyatihi, kamaa baarakta calaa aali ibraahiima, innaka xamiidun majiid}. (( allow u naxariiso muxammad iyo haweenkiisa iyo awlaadiisa, sida aad ugu naxariisatay reer ibraahiim, allow barakee muxammad iyo haweenkiisa iyo awlaadiisa, sida aad u barakaysay reer ibraahiim, adigu (allow) waxaa tahay mahad badane,sharaf badan>> .

API