Ducada fadhiga labada sujuudood u dhexeeya

{rabbiqfir lii, rabbiqfir lii,} «rabbiyow ii dambi dhaaf, rabbiyow ii dambi dhaaf»

{allahummaqfir lii, warxamnii, wah-dinii, wajburnii, wa caafinii, warsuqnii, warfacnii}«allow ii dambi dhaaf, oo iina naxariiso, oo i hanuuni, oo i kab, oo i caafi, oo i irsaaq, oo i dallacsii «.

API