Ducada marka laga baxayo guriga

{bismillaah tawakaltu calalaah, walaa xawla walaa quwwata illaa billaah} “magaca ilaahay, ayaan alle ku tala saartay,xeelad iyo awoodna ilaahay ayey u sugnaadeen

{allaahumma innii acuudu bika min an adilla aw udalla aw azilla aw uzalla aw adlima aw udlama aw ajhala aw yujhala calayya}. < allow waxaan kaa magan galayaa, inaan lumo ama la ilumiyo, amase aan simbiririxoodo ama la simbiririxiyo, ama aan wax dulmiyo ama la i dulmiyo ama aan qaldamo ama la igu qaldamo

API