Ducada qofkii arka ruux ibtilaysan.
{alxamdu lillaahi alladii caafaanii mimmaa ibtalaaka bihi, wa faddalanii calaa kathiirin mimman khalaqa tafdiilaa}
“waxaa mahad leh allihii iga caafiyay waxa uu kugu ibtileeyay, igana fadilay (doortay) kuwo badan oo uunkiisa kamid ah.