Ducada roobdoonka

{ allahumma asqinaa qaythan muqi-ithan marii-an mariican, naafican qayra daarrin, caajilan qayra aajilin}.< allow na waraabi roob, na roobeeya(biyo dhiga), jidiinkana mara, doogna noo bixiya, waxna anfacaya waxna aan dhibayn, dagdagna ah oona daahaynin».

{ Allahumma aqithnaa, Allahumma aqithnaa,Allahumma aqithnaa }.< allow roob nasii, allow roob nasii, allow roob nasii >

{allaahumma isqi cibaadaka wa bahaaimaka wanshur raxmataka waxyi baladaka almayita}“allow waraabi adoomahaaga iyo xoolahaaga , faafina naxariistaada, nooleena baladkaagan dhintay(abaarta ah).

API