Ducada kulanka cadowga iyo qofka awooda leh

{allahumma innaa najcaluka fii nuxuurihim wa nacuudu bika min shuru-urihim}. “allow waxaan kaa yeelnay dhuuntooda(laa), waxaana kaa magan galaynaa shararkoodo.

{ Allahumma anta cadudii, wa anta nasiirii, bika axuulu, wa bika asuulu, wa bika u qaatilu}.<> allow adigu garabkaygaa tahay, adiguna gargaarahayga ayaa tahay, adigaan awood ku leeyahay, adigaana ku diriraa, adigaana ku dagaalamaa».

{xasbunallaah wa nicmal wakiil}.<> waxaa nagu filan ilaahay, cid talo loo dhiibtana isagaa ugu fiican>>.

API