Ducada dabaysha

{allahumma innii as-aluka khayra-haa, wa acuudu bika min sharrihaa}. < allow anigu waxaan ku waydiisanayaa khayrkeeda (dabaysha), waxaana kaa magan-galayaa sharkeeda > .

{allaahumma innii as-aluka khayra-haa, wa khayra maa fiihaa, wa khayra maa ursilat bihi, wa acuudu bika min sharrihaa wa sharri maa fiihaa, washarri maa ursilat bihi}.“allow waxaan ku weydiisanayaa khayrkeeda iyo khayrka ku sugan dhexdeeda, iyo khayrka loo soo diray, waxaana kaa magangalayaa sharkeeda iyo sharka ku sugan dhexdeeda, iyo sharka loo soo diray.

API