Ducooyinka rukuucda (la akhriyo)

(subxaana rabbiyal cadiim) seddex mar. <>waxaa xumaan ka hufan rabbigaygii waynaa>>

(subxaanakalaahumma wa bixam-dika, allaahumaqfir lii,) (allow adigaa ka huffan xumaan,rabiganagow mahadna leh, allow )51(ii dambi dhaaf).

subbuuxun qudduus rabbul malaai-kati warruux).<>Waxaa xumaan ka hufnaan badan, ceebla>aanna badan rabbiga malaa>igta iyo malaku jibriilba>>.

(allaahumma laka rakactu, wa bika aamantu, wa laka aslamtu, khashaca laka samcii, wa basarii, wa mukhkhii, wa cadmii, wa casabii, (wa mastaqallat bihi qadamii ).<>allow adaan kuu rukuucay, adigaana ku rumeeyay, adigaana isku kaa dhiibay , adiguuna kuu khushuucay maqalkaygu, araggaygu, maskaxdaydu,laftaydu iyo )52(xididkaygu iyo waxkasta oy lugtaydu xambaarsantahay>>.

(subxaana dil jabaruuti walmalakuuti, walkibriyaai wal cadamati } “waxaa hufan (xumaan ka hufan) eebaha leh awooda, boqortinimada, kibirka iyo weynaantaba.18.Ducada ka soo toosidda rukuucda.

API