Ducda (fuulida) gaadiidka

{ Bismillaah, alxamdu lillaah{subxaanalladii sakhkhara lanaa haadaa, wa maa kunnaa lahu muqriniin, wa innaa ilaa rabbinaa la munqalibuun, alxamdu lillaahi, alxamdu lillaahi, alx- amdu lillaahi, allaahu akbaru, allaahu akbaru, allaahu akbaru, subxaanakal-lahumma innii dalamtu nafsii faqfir lii, fa-innahu laa yaqfiruddunuuba illaa anta}.< magaca ilaahay ayaan ku fuulayaa, mahadna ilaahaybaa leh,{ waxaa xumaan ka nasahan eebaha noosahley kan,mana nihin kuwo kara leyligiisa) anaguna xagga eebahanno yaannu u gadoomeynaa.),mahadna ilaahay baa leh, mahadna ilaahay baa leh, mahadna ilaahay baa leh,ilaahaybaa wayn, ilaahaybaa wayn, ilaahaybaa wayn, nasahnaantaada, allow anigu waxaan dulmiyey naftayda, ee ii dambi dhaaf, ma dhaafo dambiyada adiga mooyee > .

API