Ducada musaafirka wakhtiga suxuurta

{ sammaca saamicun bixamdillaahi, wa xusni balaa-ihi calaynaa. Rabbanaa saaxibnaa wa afdil calaynaa caaidan minannaari }.< waxaa ka marag ah marag, mahadda ilaahay, iyo nicmada wanaagsan ee uu nagu galadaystay. Rabiganow nala jir, nasiina nicmadaada iyo dheeraadkaaga weyn, anigoo kaa magangalaya naarta > .

API