Ducada saska hurdada & qofka lagu ibtileeyay (dareen) cabsiyeed

{acuudu bikalimaatillahi,attaammaati min qadabihi, wa ciqaabihi wa shari cibaadihi wa min hamazaatishayaadiin, wa an yaxduruun}“waxaan uga magan galayaa erayada alle ee dhamays tiran, caradiisa, iyo ciqaabtiisa, iyo sharka adoomihiisa, iyo waswaaska shayaadiinta iyo inay ii yimaadaan > .

API