Allaahu-akbarta markuu yimaado Xajar Aswadka

{wuxuu nabigu s.c.w dawaafay baytka isagoo saaran rakuub( awr), markasta oo uu yimaado tiirka uu ku jiro dhagaxa madow( xajar-aswadka), wuxuu ku fiiqayay shay uu haystay (ul) , wuuna takbiirsanayay, (allaahu akbar)}.

API