Ducada u dhaxaysa ruknil yamaani-ga iyo xajar-aswadka.

{rabbanaa aatinaa fiddunyaa xas-anatan wa fil aakhirati xasanatan, wa qinaa cadaabannaar}.«rabbiganow nasii aduunka dhexdiisa wanaag, aakhiro dhexdeedana wanaag, nagana ilaali cadaabka naarta».

API